June 6, 2021 | Posted by admin

Xisbiyada mucaaradka Somaliland ee UCID iyo Waddani, ayaa ku dhawaaqay in ay ku midoobeen isbahaysi siyaasadeed, oo ay xisbiga Kulmiye kagala wareegayaan aqlabiyada golayaasha deegaanka iyo wakiilada.

Warsaxafadeed ay siwada jir ah usoo sareen labada xisbi mucaarad, ayaa lagu sheegay in labada xisbi ay magacaabeen guddida isbahaysiga xisbiyada mucaaradka ee hogaaminta golayaasha wakiilada iyo deegaanka Somaliland.

Warsaxafadeedka ay soo saareen labada xisbi mucaarad ayaa u dhingaa sidan:

COMMENTS