April 21, 2015 | Posted by admin

Waxaa sheley maxkamad la soo taagey 6 dhalinyaro Soomaali ah oo lagu soo eedeeyey in ay doonayeen in ay ku biiraan kooxda ISIS iyagoo qorsheynaayey in ay u socdaalaan Syria. Dhalinyaradan ayey shaley maxkamadu diidey in lagu sii daayo damiin. Waxaana dhageysiga dacwadooda ay bilaaban doontaa 23ka bishan April. Hadaba waxaa maxkamada tegey wariyaha VOA Mohamud Mascade waxaana uu kula kulmey hooyada laba ka mida dhalinyaradan oo lagu magacaabo Ayaan Mohamed Faarax wuxuuna ugu horeyn weydiiyey magacyada wiilasheeda.

Halkan ka dhegeyso wareysiga oo dhan

COMMENTS