September 8, 2021 | Posted by admin

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Ali Gudlawe Hussein ayaa maanta soo saaray Liiska Musharixiinta ku tartamaya 8 kursi ee Dowladdda Hirshabeelle ku leedahay Aqalka Sare.

Kuraasta lagu dhawaaqay waxaa ka soo Muuqday Xubna aad u culus, kuwaas oo qeyb ka yihiin Xaaji Muuse suudi yalaxoow, Axmed daaci oo isku kursi ah, waxaana sidoo kale xubnaha Musharaxiinta ah qeyb ka ah DR dufle iyo Safiirka Soomaaliya u fadhiya kenya maxamuud axmed Nuur Tarsan.

COMMENTS