September 2, 2015 | Posted by admin

Magaalada Hargeysa, waxaa la yaab ku noqotay dadweynaha maanta markii gebi ahaanba laga waayay wax hilib xoolaad ah suuqyada magaalada, taasi waxay ka dambeysay kadib markii shaqo joojin ay sameeyeen iskaashatada hiliblayaasha ee Nafaqo, iyagoo ka cabanaya lacago dheeraad ah oo lagu kordhiyay kawaanka xoolaha lagu qalo.
25 qof oo ka mid aha iskaashatada hilibka ayaa la xidhay .
Weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige, ayaa warbixintan nooga soo diray Hargeysa.

COMMENTS