January 22, 2022 | Posted by admin

Alle u naxariiste waxaa caawa degmada wadajir ee gobolka Banaadir lagu dilay Gudoomiyahii hore ee gobolka Hiiraan Cabdiraxmaan Ibraahim Macow.

Marxuumka ayaa muddooyinkii u dambeysay daganaa degmada wadajir waxaana wararka sheegayaan in kooxo hubeysan ay dileen xilli uu kasoo baxay salaadda Cishe.

ninkaan la dilay ayaa ahaa Musharax Xildhibaan waxaana dilkaani fuliyay Dhalinyaro

COMMENTS