June 26, 2022 | Posted by admin

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Sheikh Aadan Madoobe ayaa ubax Dhigay taaladda Dhagax-tuur ee Muqdisho.

Masuuliyiin ka Tirsan Dowladda Soomaaliya ayaana ku wahlinayay Gudoomiyaha Golaha ubax dhigay Taalada, waxaana ka mid ah Xubnaha Guddiga Qaban qaabada Todobaadka xuriyada dalka.

Xalay ayaa Muqdisho si weyn Looga dabaal degay 26 June oo ah Markii Goballada waqooyi ay Gumaystihii ka xurowday

COMMENTS