May 5, 2021 | Posted by admin

Isku shaandheen Gudoomiye.

Gudoomiye Ku xigeenada Arimaha Bulshada Degmooyinka Gobalka Banaadir oo is bedel Lagu sameeyay.

Ku xigeenada Arr. Bulshada ee la isku bedelay maanta:
1. C/kaafi yuuusuf Nuur= Boondheere
2.C/Xamiid C/Kariim= Hodan
3. Max’ud Cali Xasan=X/jajab
4. C/raxman Cumar =H/wadaag.
5. Sahro Maxamud=X/Wayne Iyo Xaawa Nuur Maxamed oo loo magacaabay Xoghayaha Degmada Dharkenley.

COMMENTS