October 7, 2021 | Posted by admin

Gudoomiyaha Maxamadda Dgmad Cabdicaziiz Maxamuud Yaasin Jaamac ayaa diiday xil ka qaadis uu ku sameeyay Guddoomiyaha Maxakamadda sare ee dalka , waxuuna ku tilmaamay sharci darro maadama uu ku magacawnaa Dikereeto Madaxweyne.

Shaqa ka joojin, Anshax marin, xil ka qaadis waxaa soo jeedin kara Golaha adeega Garsoorka oo kaliya awoodna uma lahan guddoomiyaha Maxkamadda sare dalka

COMMENTS