November 21, 2020 | Posted by admin

Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdilaahi ayaa dhameystiray maanta 8dii Xubnood ee Gudiga Degaan Doorashada Xildhibaannada ka soo jeedda Gobolada Waqooyi (Somaliland), isagoo horena u magacaabay Afartii xubnood ee Heer Federal ee Doorashada iyo Khilaafaadka.

COMMENTS