May 2, 2021 | Posted by admin

Shir u udhaxeeyay Xubanah Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha iyo Masuuliyiin ka socda Dowladda Qadar ayaa ka dhacay Hotel Decale ee Muqdisho

Wafdigaan oo shalay soo gaaray Muqdisho ayaa kulama kala duwan ka wada Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.

Maanta ayay Madaxtooyada Soomaaliya kula Kulmeen R/W Wasaare Roobe waxayna kala hadleen Siyaasada soomaaliya sidii Loo dajin lahaa iyo Doorashada qabashadeeda.

Dowladda Qadar ayaa Lagu Tiriyaa dalalka sida weyn u taageera Soomaaliya kuna Xifaaltamaya Hagida Siyaasadda Guud ee dalka.

COMMENTS