January 21, 2022 | Posted by admin

Gudiga Hirgelinta Doorashada Heer Dowlad Goboleed ee Galmudug wuxuu shaaciyay 7 kursi oo Golahaha Shacabka ah oo dhawaan la qaban doono doorashadooda sida ku cad jadwalka hoose.

COMMENTS