July 30, 2022 | Posted by admin

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa la filayaa in Goor dhaw uu ku dhawaaqo Xubnaha Cusub ee Golaha Wasiirada Soomaaliya

Xamza oo Todobaadkii Hore Baarlamaanku ay 10 Maalin ugu kordhiyeen inuu ku Soo dhiso golahiisa Wasiirada ayaa wili waxaa Haysta Caqabada Xoogan.

ilo Muhiim ah ayaa sheegaya inuu Soo dhameeyay la tashiyo kala duwan oo la qaadanayay Qeybaha Kala duwan ee Bulshada

Ra’isul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya ayaa soo dhisida Goaha Wasiirada xukuumada Dalka waxay ku qaadatay Muddo ka badan 45 cisho, waana cabqada Culus oo dhawaan la filayo in la soo dhisi doono Golaha xukuumadda cusub

COMMENTS