June 27, 2020 | Posted by admin
Golaha shacabka Soomaaliya oo maanta kulan yeelanaya waxaana laga hadli doonaa arima Muhiim ah.
Ajandaha ayaa ah
1- Codeynta Matalaadda G/Banaadir
2- Hadal jeedinta Guddoomiye Xaliima Yarey.
Warar Hoose ayaa sheegaya in Xildhibaano ka tirsan wasiirada ay wadaan qorshe dib Loogu dhigayo ansixinta Matalaada Gobalka Banaadir.
Dhinaca kale Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka qaranka Xaliima ismaciil (Xaliima yarey) ayaa Maanta shaacin doonta Doorashada la filayo in ay ka qabsoonto dalka iyo nuuca doorasho ee dhici doonta.
COMMENTS