October 19, 2020 | Posted by admin

Boliska Degmada Guriceel ayaa Gacanta ku dhigay Hibo Mohamed Hassan Oo Shalay laga soo afduubay Magaalada Mugdisho

Hibo ayaa sheegtay in Loo diray Tiish kadibna lagu dhuftay Cirbad Daraagis ah lana Afduubtay.

Kadibna lakeenay meel laga raro baaburta Gobalada iyadoon waxna diidi karin laguna dhahay safar habiin iyo maalina ayaad galeesa is diyaari

Waxaana wali noo suurta galin inaan wareesan Shaqsigii gaariga hibo saarneed waday oo ciidamada Galmudug ay soo qabteen.

Galmudug ayaa ah maamulka Kaliya ee gacanta ku soo dhigay Dhacdooyin Ka dhacay Muqdisho oo dadkii gaystay ay ka baxsadeen Caasimada

COMMENTS