July 21, 2021 | Posted by admin

Dowlad Gobaleedka  Galmudug ayaa War saxaafadeed kasoo saartay guulo ay gaareen ciidamada qalabka sida ee howlgalada lagu sifeenayo Deegaano ka Tirsan galmudug.

Qoraalkaan ayaa lagu shaaciyay in Guulo Muhiim ah laga gaaray Dagaaladii Gobalka Mudug ku dhexmaray Alshabaab, iyo Ciidamada Galmudug oo kaa shanaya Kuwa Dowladda Fedraalka.

Guula Muhiim ah ayay Galmudug ka sheegatay in dagaaladaas ay ka gaareen islamarkaan ay Deegaano dhowr ah ay kula wareegeen.

Halkaan ka akhriso Warsaxaafeedka

COMMENTS