September 13, 2021 | Posted by admin

baaritaan daah furan lagu sameeyo Kiiska Sarkaal Ikraan Tahliil Faarax ayaa u magacaabay Guddi Qaran.

Wareegtada Madaxweyne Farmaajo waxaa ku qoran in guddiga baaraya Kiiska Ikraan uu xubin ka mid ah soo magacaabayo Taliyaha NISA

Taliyahee ayaa soo magacaabaya? Ma Kusimaha uu magacaabay Farmaajo mise Agaasimaha KMG uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha

Maadaama arrinta Maxkamad loo gudbiyay oo Xeer Ilaalinta Maxkamadda Ciidamada ay qabatay dacwada ay qoyska Ikraan soo gudbiyeen, kuna filan tahay inay baarto.

COMMENTS