April 29, 2021 | Posted by admin

Waxaan Raali galin ka bixinaynaa Warkii aa Baahinay ee ku saabsanaa Geerida Fanaanadii Luul Jaylaani kana mid aheed Fanaaniinta Hobalada Waaberi.

Soomaalida inteeda badan ayaa Baahiyay Geerida Fanaanada Balse Goor dhaw ayay Xaqeejisay inay Nooshahay.

Warbaahinta Dowladda ayay La hadashay Waxayna Been Abuur ku Tilmaamtay Wararka Laga Baahiyay

COMMENTS