September 9, 2020 | Posted by admin

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay qarax ruux uu galabta qof waxyaabaha qarxa isku soo xiray ka fuliyay maqaayad ku taala magaalada Muqdisho halkaas oo dad shacab ah iyo askar khasaare dhimasho iyo dhaawac ah uu ka soo gaaray.

Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa loogu tacsiyadeeyay dadka ku waxyeeloobay qaraxaas.

COMMENTS