July 30, 2022 | Posted by admin

Afhayeen Madaxtooyada Soomaaliya Abdikarim Ali Kaar ayaa shaqadiisa ku weyn rabay hadal uu dhawaan u shegay wariyaasha kadib markii la weydiiyay Sual aheyd arinta Biya xireenka Masar iyo Ethiopië

Madaxtooyada Somalia ayaa ku cadaadis in uu hadalkaas raali galin cad ka bixiyo gafna uu ku ahaa in uu beeniyo wada hadalka Somalia & Masar dhax maray ee ku saab san arinta Wabiga Nile

COMMENTS