October 25, 2021 | Posted by admin

Idaacadda Mustaqbal Media Ayaa caawa xaqeejisay in Keydka hubka AMISOM ee Sector one oo ku yaalla magaalada Muqdisho, Laga qaaday Hub Cul Culus Loona qaaday Degmada Gurceel ee Gobalka Galgaduud.

Noocyada hubka store-ka AMISOM laga qaaday ayaa kala ah 82 MM iyo SU23 oo ah hub loo adeegsado duqeymaha culus.

Sargaal katirsan habmaamuuska (Porotocol-ka) Ciidanka xoogga dalka ayaa fududeey in hubkaas laga saaro Keydka Sector One ee Amisom.

ISHA Mustaqbal Radio

COMMENTS