November 25, 2021 | Posted by admin

Dhuusamareeb ayay goordhaw ka bilaabatey doorashada kursiga Hop-067 oo ay kuwada tartamayaan Musharaxiinta kala ah.

1-Cabdiraxman Axmed Cumar (cabdi barre)
2)Murashax Cismaan Xassan (Ow-gaab)
3)Yaasiin fareey Cabdullaahi Maxamuud
4)generale cali Caraaye Cosoble (Gacmadulle)
5)Maxamed Cali Culusoow

Kursigan ayaa loo badinayaa in uu kusoo bixi doono Yaasiin fareey.

COMMENTS