June 25, 2020 | Posted by admin

Kulanka Golaha shacabka Soomaaliya Wili ma furmin, waxaana Xarunta Villa Hargeysa ka soconaya shirar gaar gaar ah oo ay leeyihiin Xildhibaanada Golaha shacabka Soomaaliya.

Waxaana maanta la Qorsheenayaa in Xildhibaanadu ay u codeeyaan Xeerka Asteeynta Kuraasta iyo Matalaada Gobalka Banaadir.

Waxaana ay u badan tahay in Xildhibaanadu ay u codeeyaan 13 ruux in laga siiyo Gobalka Banaadir matalaada , waxaana Dood Tan ka duwan qaba Xildhibaano ka Tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya.

Xildhibaanada dooda qaba waxaa ka mid ah xildhibaanada ku abtirsada digil iyo milifle

La soco Faah faahinta

COMMENTS