July 31, 2022 | Posted by admin

Diyaarado Dagaal ayaa goordhow duqeeyey Deegaanka Coomaad oo hoostaga degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan halkaasi oo saldhig ku lahaayen ururka Al.shabaab.

Lama ogo khasaaraha rasmiga ah ee duqeeynta ka dhalatay, waxaana la sheegayaa in dadka deegaanka ay maqleen jug culus 

Dadka deegaanka ayaa sheegay in maanta ay arkayeen Diyaarado joog hoose ku socda ka dibna ay maqleen duqeymaha

Shabaab ayaa dhawaanahaan isku aroosanahay Gobalka Hiiraan, waxayna kaga duulaan tagayeen Dowladd deegaanka Soomaalida

COMMENTS