July 13, 2016 | Posted by daacad yare

Wafdi ka Socda urur gobaleedka  Igad Ayaa shalay Gaaray Magaalada Balaweyne ee xarunta gobalka hiiraan Halkaasi oo kula kulmeen odayaasha Gobolka Hiiraan,

kulanka Ayaa ku Aadanaa in Dadka Reer Hiiraan Qaataan Sameynta Maamulka Hiiraan iyo Jowhar oo Hada Muran uu ka jiro.

kulanka Dhexmaray labada Dhinac Ayaa Bilowday Abaaro 9:00 am Subaxnimo iyadoo uu socday ilaa 4:00 Pm ee Galabnimo Taasi leesku Fahmi Waayay,

Mid kamid ah odayaasha Gobolka Hiiraan oo Kulanka ka Qeyb Galay Ayaa Sharaxaya Waxa Dhacay iyo Sababta leesku Fahmi Waayay,

HALKAAN KA DHAGAYSO,

 

COMMENTS