November 25, 2021 | Posted by admin

Yaasiin Cabdullaahi Farey Taliyaha KMG ah ee NISA ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#067 ee golaha shacabka BJFS isagoo kaga guuleystay tartanka Maxamed Cali Culusoow.

Yaasiin Farey Ayaa ah Xiligaan Taliyaha Nabad sugida Soomaaliya waxuuna u hayaa si Kumeel gaar ah

Sidoo kale waa Taliyaha Nabad sugida Gobalka Banaadir, waxuuna Hadda Ku biiraya Xildhibaanada Cusub.

COMMENTS