November 20, 2021 | Posted by admin

Allaha unaxariistee Waxaa Muqdisho Qarax ka dhacay ku geeriyooday Agaasimihii Radio Muqdisho c.casiis Afrika.

Gaari uu saarnaa ayaa La sheegay in Qarax Miino loogu Xiray.

Qaraxa ayaa ka dhacay Agagaarka Taalada Daljirka Dahsoon ee Muqdisho, waxaana la saarnaa shaqaale ka Tirsan Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya sida la sheegay.

Afrika ayaa hadda ahaa Agaasimihii Radio Muqdisho

COMMENTS