June 26, 2022 | Posted by admin

Wasiirka Maaliyada Soomaaliya c/raxmaan ducale Bayle Ayaa diiday inuu bari hor-yimaado Xarunta Xeel ilaalinta qaranka kadib markii maalmo kahor loo wacay.

Wasiirka ayaa Sheegay in Go’aankiisa diidmada ah uu ogaysiiyay Ra’isul Wasaaraha iyo Madaxweynaha islamarkaana ay Muhiim tahay in waddo sax ah loo Soo maro.

COMMENTS