April 3, 2021 | Posted by admin

Qarax xoogan oo la sheegay inuu ahaa ismiidaamin ayaa Goo dhaw ka dhacay Degmad Shangaani ee Gobalka Banaadir.

Waxaana la sheegayaa in Qaraxu uu ahaa Mid ismiidaamin ah oo uu Fuliyay ruux isku soo xiray Walxaha Qarxa.

Goob Lagu Magacaabo 5 geed oo Shangaani ka Tirsan ayuuna qaraxu kadhacay, waxaana ka dhashay Qasaare Kala duwan sida ay wararku sheegayaan.

Halka Qaraxi ka dhacay waxaa u dhaw Goob Lagu iibiyo Hubka sida ay inoo sheegeen goob joogayaal.

La soco Faah Faahinta.

COMMENTS