October 26, 2021 | Posted by admin

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa Goor dhaw Shir Jaraa’id qaban doona waxuuna uga hadli doonaa Xaaladda Degmada Gurceel iyo mowqifka Galmudug.

Saxaafada Ayaa Looga yeeray Xarunta Madaxtooyada Galmudug waxaana Madaxweyne Qoor Qoor uu si weyn uga Hadli doonaa Colaada Galmudug iyo Ahlusuna u dhaxaysa.

Madaxweynaha Ayaa 3 Maalin ee La Soo dhaafay ee Dagaaladu ka socdeen Gurceel ka hadlin waxuuna ka aamisanaa Xaalada Adag ee Gurceel oo Kumanaan Kun ay ku Barakaceen.

La soco Shirka Jaraa”I’d ee Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor

COMMENTS