June 27, 2022 | Posted by admin

Goor dhaw Madaxtooyada Soomaaliya waxaa looga yeeray Bahda Saxaafada waxaana la filayaa in la sameeyo Magacaabis sida wararku sheegayaan

ilo ku dhaw Madaxtooyada ayaa sheegaya inay suurta-gal tahay in la sameeyo Magacaabis ku saabsan saraakiisha Ciidamada sida Boliiska Milateriga iyo asluubta, waxaana sidoo kale magacquul ah in la sameeyo magacaabista Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho.

Madaxweyne Xasan Sheikh oo dhawaan laga helay COVID-19, ayaa isugu yeeray warfidiyeenka waxaana isha lagu hayaa Hadalka ka soobaxa Madaxtooyada Soomaaliya

COMMENTS