June 27, 2020 | Posted by admin

Golaha shacabka Soomaaliya oo u codeeyay Matalaada Gobalka Banaadir, waxaana Hab gacantaag ah ku codeeyay xildhibaano gaaraya 142 Mudane kuwaas oo ogolaaday Matalaada Gobalka

13 Mudane ayuu Gobalka Banaadir ku yeelan doonaa aqalka sare, waxaana dood muddo socotay Maanta soo gaba gabeeyay Golaha Shacabka Soomaaliya.

Sidoo kale Xarunta Golaha shacabka waxaa Hadda ku sugan Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Xaliima ismaaciil (Xaliima yarey) oo Ka hadli doonta Doorashada La filayo in ay dalka ka dhacdo qaabka ay noqon doonto.

COMMENTS