April 27, 2021 | Posted by admin

Maamul gobaleedyada Galmudug iyo HirShabeelle ayaa ka soo horjeestay muddo korarsiga Madaxweyne Farmaajo oo ay ka aamusnaayeen tan iyo 12-kii bishaan.

Warsaxaafadeed wadajir ah oo ay saareen labadaan maamul ayey ku sheegeen in aysan aqbali doonin burbur dalka ku yimaada, taas oo ka dhalata muddo korarsiga Madaxweynaha

Labadaan maamul ayaa cambaareeyay dagaaladii ka dhacay Muqdisho waxayna ku baaqeen in la dejiyo xaalada iyo in la qabto doorasho ku qotanta heshiiskii 17-kii Sep ee 2020.

COMMENTS