July 30, 2022 | Posted by admin

Degmada Kaaraan ee Gobalka Banaadir waxaa Goor dhaw lagu dilay dad shacab ah, waxaana dilkaasi fuliyay askar hubeysan

goobjoogayaal ayaa sheegaya in dilka uu ka dhacay Meel aan ka fogeen isgooska sanca ee Muqdisho, gaar ahaan dhanka school godey.

sida Wararku sheegayaan askar Wadada furanaysay ayaa risaas ku furay dad shacab ah waxaana ku dhintay 1 qof mid kalana waa dhaawac Culus sida ay goobjoogayaal ay noo sheegeen

Degmada Kaaraan ee Gobalka Banaadir Maalmihii la soo dhaafay amnigeedu ma wanaagsaneen, waxaan ka dhacayay falal Amniga ka baxsan

COMMENTS