August 24, 2016 | Posted by daacad yare

Wararka ka imaanaya degmada wadajir ee gobalka banadir ayaa sheegaya in goor dhaw aga gaarka damakaaya madoow lagu dilay qof halkaa marayay.

Goob joogayaal ayaa sheegaya in dadka dilka gaystay ay ahayeen kooxo hubaysan goobtana ay ka baxsadeen.

Lama oga ruuxa la dilay in uu ahaa shacab iyo in dowlada uu ushaqeenayay laakiin degmaadaasi waxaa inta badan ka dhaca dilal qorsheesan oo loo geesto masuuliyiinta dowlada soomaaliya.

COMMENTS