October 11, 2021 | Posted by admin

Risaas xoogan oo u dhaxaysa Ciidamo kala Taabacsan Labada Korneel ee kala ah Xaadoole iyo saney Ayaa ka socota Kontarool ku yaala Deegaanka Gubadleey ee Muqdisho.

Risaas xoogan ayaa Laga maqlay saaka Degmada Kaaraan iyo Gubadleey, waxaana socota waan waan Lagu xalinayo Colaada Taagan

Wararku waxay sheegayaan in Dagaalku uu ka socdi Agagaarka Xirka Dheere ee Deegaanka Gubadleey ee Gobalka Banaadir, waxaana Dagaalkaan uu salka ku hayaa Isbaarooyinkii la qaaday.

Jugta Culus Ayaa Saaka Lagu waa bariistay waxaana hadda Degan Xaalada Goobihii Lagu dagaalamay.

COMMENTS