September 28, 2020 | Posted by admin

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho  Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kulan gaar ah la qaatay safiirka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Amb. Nicolás Berlanga Martinez.

Mas’uuliyiintan ayaa kawada hadlay xoojinta sidii loo dhaqaajin lahaa taageerida mashaariicda kala duwan ee ka socda Caasimadda, gaar ahaan dhaqaalaha, dib-udhiska iyo horumarinta nolasha dadka Barakacyaasha ah.

Midowga Yurub ayaa Soomaaliya waxaa ay ka taageeran dhinacyo farabadan,sida dhaqaalaah iyo inay meelo badan oo kamid ah dalka uu ka fuliyo mashaariic kala duwan oo horumarineyd.

COMMENTS