September 26, 2020 | Posted by admin

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad ayaa Maanta Loo daabulayaa Magaalada dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug.

50 Askari ayaa diyaarad laga saaray Garoonka aadan cadde, waxaana sidoo kale galabta baxaya 50 kale oo ka Tirsan Boliiska sida gaarka ah utababaran ee Haramcad.

Ilo Xog-ogaal ah ayaa sheegaya in Madaxweyne Qoor qoor uu dalbaday Ciidamadaan maadaama dhawaan Laga soo daabulay Galmudug, ka dib Markii ay dalbadeen Maamul Gobaleedyada Madaxdooda in Ciidamadaan laga saaro dhuusamareeb si Halkaas ay ugu shiraan

COMMENTS