July 17, 2021 | Posted by admin

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed qeybta 21-aad ayaa Xarumaha Maamulka ee Magaalada Bacadweyne ka taagay Calanka Jamhuuriyadda.

Bacadweyne ayaa maalmo ka hor laga saaray Al Shabaab oo Dhib ku hayay shacabka deegaanka.

Ciidanka Xoogga iyo Daraawiishta Galmudug ayaa Howlgal lagu baacsanayo Al shabaab ka wada deegaano dhaca Bariga Mudug.

COMMENTS