January 14, 2022 | Posted by admin

Ciidamada Daraawiishtala mahdiyay waxqabadkooda ee Galmudug ayaaa maanta Howlgal Amniga lagu xaqiijinaayo ka sameeyay Deegaano badan oo ka tirsan Koonfurta Gobolka mudug sida Hareeri-dheere,Cimaamad iyo shabeeloow

Ujeedka Howlgalkaan ayaa ahaa xaqiijinta Amniga Deegaanada Koonfureed ee Gobolka mudug Saraakiisha Daraawiishta ayaa ka waramaya Deegaanada ay maanta tageen

Ciidamada Daraawiishta Galmudug ayaa inta Koonfurta Gobolka mudug waxaa ay ka sameeyaan Howlgal Amniga lagu xaqiijinaayo loogana hortagayo dhuumaalaysiga Al shabaab ku yimaadaan Deegaanadaas

COMMENTS