Somali News

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, oo ay wehlinayaan madaxweyne ku xigeenka iyo Wasiika Arrimaha Gudaha dowladda Galmudug, ayaa …

Full Article

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta soo gaaray magaaladda Muqdisho ee caasimadda dalka.

Wasiiro ka tirsan XFS,xildhibaano labada …

Full Article

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan …

Full Article

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta XFS ayaa …

Full Article

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ku sii jeeda magaalada Jeddah ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya, halkaasoo ay uga …

Full Article

Guddoonka cusub ee maamulka Gobolka Banaadir iyo magacaabistiisa waxaa Laga helayaa xoga cusub oo ku saabsan cida loo Magacaabi doono …

Full Article

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray deegaanka Cada Kibir ee gobolka Galgaduud, deegaankaas …

Full Article

Ciidanka ammaanka ee dowladda Soomaaliya oo howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaanka Basra ayaa ku guuleystay inay gacanta ku dhigaan cadeymo …

Full Article

Wilyam Ruto ayaa noqday Madaxweynaha saxda ah ee la doortay kadib markii maxkamadda aqbashay natiijada doorashada.

Maxkamada sare ee dalka Kenya …

Full Article

Booliiska Galmudug ayaa koonfurta magaalada Gaalkacayo ku qabtay baabuur sida Geed-quwaaxa dhulka Soomaalida, waxaana ay u dhaadhiciyeen saldhigga degmada.

Xaalufka Geed-quwaaxa …

Full Article