September 24, 2020 | Posted by admin

Siyaasiga C/raxmaan C shakuur Warsame oo ah Hogaamiyaha xisbiga wadajir ayaa Madaxtooyada Soomaaliya kula kulmay Ra’isul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya.

Ra’isul wasaare Maxamed Xuseen rooble ayaa C/raxmaan Cabdishakuur Warsame ku qaabilay Xafiiskiisa  Saacado ka dib Markii uu Codka Kalsoonida ka helay Baarlamaanka.

Kulankaan Lama shaacin waxa Looga Hadlay waxaana  la sheegayaa inuu ahaa mid arimaha siyaasada aad Loogu gorofeeyay.

C/raxmaan C/shakuur ayaa Mucaraad xoogan ku ah dowladda Madaxweyne Maxamed cabdullahi Farmaajo

COMMENTS