October 18, 2017 | Posted by admin

Magaalada Muqdisho Waxaa xiligaan ka soconaya Banaanbax Rabshada Wata oo saameeyay Gibi ahaan Magaalada Muqdisho.

Banaanbaxa waxaa wada dhalinyaro Haween iyo Dad Da. ah.

Waxaa La xiray Goobaha Ganacsiga Magaalada Muqdisho, Waxaana xiray Dadka Banaanbaxa dhigayay oo Tuur yeenaya Goobaha Ganacsiga Muqdisho.

Waxaa Lagu Amrayaa Goobaha Ganacsiga in ay Ka qayb qaataan Banaanbaxa Baroor diiqda ah oo ka soconaya Muqdisho.

Banaanbaxa ugu Wayn ayaa galabta dhacaya sida uu Saadaaliyay Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed.

COMMENTS