June 21, 2022 | Posted by admin

Gudoomiyaha Aqalka sare ee dalka Mudane Cabdi xaashi cabdullaahi ayaa maanta  oo soo magacaabay xubnaha golahaasi ku matalaya gudiga dastuurka ee labada aqal kuwaa oo ka kooban 5 xubnood.

1).Xasan Xuseen Xaaji =Koonfur Galbeed.

2). Cabdi Xasaa Cawaale (qaybdiid )=Galmudug.

3). Iftiin Xasan Iimaan (Baasto)=Jubaland.

4). Saalax Axmed Jaamac =Somaliland

5). Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag)=Jubaland

Xubahaan Maanta la magacaabay waxaa ka maqan Hirshabelle, lamana oga sababta looga reebay Hirshabelle.

COMMENTS