January 9, 2022 | Posted by admin

Taliyihii Guutada 13-aad ee qeybta 21-aad iyo howlgaliyihii qeybta 21-aad ayaa dhaawac soo gaaray kadib dagaal galabta ka dhacay deegaanka Cadakibir kaas oo u dhaxeeyay ciidamada Galmudug iyo kuwa Al-shabaab.

Sidoo kale dagaalka waxaa ku dhaawacmay saraakiil askar kale oo tirsan ciidanka dowladda, iyadoo deegaanka Cadakabir ay hadda gacanta ku hayaan ciidanka dowladda iyo kuwa Galmudug.

Weerarkaas Ayaa la sheegayaa inuu ka dhashay Qasaare kala duwan

COMMENTS