October 9, 2021 | Posted by admin

waxaa Caawa Muqdisho ku Geeriyooday Dr Maxamed Daahir Afrax oo ahaa mid ka mid ah Shaqsiyaadka Lagu qadariyo Afka Soomaaliya Dhowristiisa.

Afrax ayaa sidoo kale ahaa shaqsi saameyn badan ku dhexlahaa Bulshada dhaxdeeda, waxuuna ka mid ahaa Shaqsiyaadka Hodanka ka ahaa Afka Hooyo.

Allaha unaxariistee caawa Ayaa La xaqeejiyay Geeridiisa, waxaana ka hadleen Madaxda Qaranka iyo Kuwii Hore intaba.

Allaha unaxariisto

COMMENTS