October 19, 2020 | Posted by admin

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhow ku dhowaaqay liiska golaha wasiirada cusub iyadoo wajiyo cusub ay ka soo muuqdeen golahan wasiirada cusub.

Wasiirada ugu muhiimsan oo xilalkoodii waayay ayaa waxaa kamid ah wasiirka arrimaha gudaha,Gaashaandhigga,Amniga,Warfaafinta,Waxbarashada,Batroolka,Ganacsiga,Howlaha Guud iyo qaar kale.

Halkan hoose ka aqriso liiska oo dhamaystiran;

Magacyada Wasiirada

1  – Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), Ra’iisul Wasaare Ku -Xigeen

2  – Cabdulkadir Mohamed Nur (Jaamac), Wasaarrada Cadaaladda

3  – Cumar Cali Rooble, Wasaarrada Arimaha Diinta iyo Owqaafta

4  – Khadiijo Maxamed Diiriye, Wasaarrada Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka

5  – Gen. Mukhtar Xusseen Afrax, Wasaarrada arrimaha gudaha, federaalka iyo Dib -u heshiisiinta

6  – C/Raxmaan Ducaale Bayle, Wassaaradda Maaliyada

7  – Xasan Xuseen Xaaji, Wasaarrada Gaashaandhigga

8  – Xassan Xundubey Jimcale, Wasaarrada Amniga Guddaha

9   – Axmed Ciise Cawad Wasaarrada Arrimaha Dib iyo Iskaashiga Caalamiga ah

10  – Cabdullahi Abuukar Xaaji, Wasaarrada Waxbarshada iyo Taclinta Sare

11  – Maryan Aweys Jaamac, Wasaarrada Dekedaha iyo Gaadiidka Badda

12  – Jamaal Maxamed Xasan, Wasaarrada Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta

13  – Saalax Axmed Jaamac, Wasaarrada Arrimaha Dastuurka

14  – Maxamed Cabdullahi Salaad (Oomaar), Wasaarrada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka

15  – Khaliif Cabdi Cumar, Wasaarrada Ganacsiga iyo Warshadaha

16  – Saciid Xusseen Ciid, Wasaarrada Beeraha iyo Waraabka

17  – Cusman Abukar Dubbe, Wasaarrada Warfaafinta iyo Dalxiiska

18  – Cabdi Sheekh Axmed Rooble, Wasaarrada Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolajiyada

19  – Xanifa Mohamed Ibrahim, Wasaarrada Haweenka iyo Xuquuqul -insaanka

20  – Cabdullaahi Bidhaan Warsame, Wasaarrada Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda

21  – Cabdirashiid Maxamed Axmed, Wasaarrada Batroolka iyo Macdanta

22  –  Xuseen Maxamud Sheekh Xuseen (Badni), Wasaarrada Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa

23  – Fowsiya Abiikar Nur, Wasaarrada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada

24  – Xassan Cabdi Nur, Wasaarrada Tamarta iyo Biyaha

25  – Duraan Axmed Faarax, Wasaarrada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada

26  – Maxamed Adan Mocalim (Somali), Wasaarrada Hawlaha Guud, Guriyeenta iyo Dib -udhiska

27  – Xamze Saciid Xamze Wasaarrada Dhalinyarada iyo Isboortiga

Magacyada Wasiiru Dowlayaasha

1  – Xassan Macalin Khaliif, Wasiiru Dawlaha Madaxtooyada

2 – Cabdixakiim Xasan Ashkir, Wasiiru Dowlaha Ra’iisul Wasaraha

3 – Yusuf Xusseen Axmed Gamadiid, Wasiiru Dawlaha Cadalada

4 –  Maxamud Macalim Yahye, Wasiiru dawlaha Diinta iyo Awqaafta

5 –  Maxamud Xayir Ibrahim, Wasiiru Dawlaha Maaliyadda

6 –  Cabdulqaadir Shariif Sheekhuna Maya, Wasiiru Dawlaha Ganacsiga iyo Warshadaha

7 –  Maxamed Cali Xagaa, Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga

8 –  Adan Abdinasir Maxamed, Wasiiru Dawlaha Arrimaha Gudaha

9 –  Shukri Maxamud Afrah, Wasiiru Dawlaha Tamarta iyo Biyaha

10 –  C/llahi Bile Nuur, Wasiiru dawlaha Boostada iyo Isgaarsiinta

11 –  C/raxman Kulmiye Xirsi, Wasiiru dawlaha Gaadiidka Cirka iyo Dhulka

12 –  C/raxman Maxamed Jaabiri, Wasiiru dawlaha Waxbarashada iyo Tacliinta Sare

13 –  Farxan Ali Axmedl Wasiiru Dowlaha Amniga Guddaha

14 –  Abdalla Xaaji Alil Wasiiru dawlaha Qorsheynta

15 –  Maxamed Xaaji Ibrahim Calil Wasiiru dawlaha Dhalinyarada iyo Isboortiga

16 –  Balal Maxamed Osman Wasiiru Dawlaha Arrimaha Dibadda

17 –  Cabdi Axmed Qasim Wasiiru Dawlaha Shaqada iyo Arrimalia Bulshada

Magacyada wasiir ku-xigeenada

1 –  Cabdicasiis Maxamed Maxamud (Qambe), Wasaarrada Caddaaladda

2 –  Maxamed Sheekh Adan Hurale, Wasaarrada Awqaafta iyo Arrimaha Diinta

3 –  Isaaq Maxamed Maxamuud (Abow), Wassaarad Arimaha Gudaha iyo Federalka

4 –  Fahmo Axmed Nur, Wasaarrada Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaha

5 –  Sahra Haji Husseen Ali, Wasaarrada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada

6 –  Axmed Xusseen Macalim (Gurey), Wasaarrada Caafimaadka

7 –  C/llahi Sheekh Cali “Qaloocow”, Wasaarrada Maaliyada

8 –  Cabdiraxman Yusuf Alcadaala, Wasaarrada Warfaafinta iyo Dalxiiska

9 –  Abdifatax Qasim

COMMENTS