June 22, 2022 | Posted by admin

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo ku sugan imaaraadka Carabta ayaa kala Heshiiyay imaaraadka inay dib u bilaabaan Shaqadii ay dalka ka qaban jireen

Hadaba Dhowr qodob ayay Soomaaliya iyo imaaraadka ka Heshiiyeen

Qodobada ay ku heshiiyeen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud & Madaxweynaha dalka Isu-Tagga Imaaraadka Carabta Sheekh Maxamed Binu Saayid.

1- 20 Malyan oo ay Dowladda imaaraadka ugu deeqday Dowladda Soomaaliya

2- in loo fududeeyo muwaadiniinta Soomaaliyeed Visaha Imaaraadka.

3- in dib ay u bilowdaan duulimaadyadii shirkadaha diyaaradaha ee Imaaraadka Carabta (Fly Dubia)

4- waxaa dib loo furi doonaa Isbitaalkii Shiikh sayid ee imaaraadka kaas oo la xiray 2018.

5- in wafdi heer sare ah oo ka socda imaaraadka ay soo booqdaan Soomaaliya.

COMMENTS