January 18, 2022 | Posted by admin

4 Qof ayaa dhimatay ku dhawaad 10 kalana wey ku dhaawacmeen kadib Markii Qof Xiran Jaakadda Qaraxa uu isku dhex qarxiyay dad ku Shaahayay Maqaayad ku taalla kasoo horjeedka Xero Nacnac Dagmada Wadajir ee Muqdisho Muqdisho.

Wakaalada Wararka Somaaliyeed ee SONNA Ayaa baahisay in Dhimashadu ay gaarayso 4 ruux.

Goob maqaaxi ayuuna ka dhacay waxaana Halkaasi ku qaxweenaayay Dad shacab ah.

COMMENTS